Xukuumada Oo Ogolaatay Heshiiska Kaalmada Deyn-cafinta Norway (Daawo Sawirada)

Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirradu maanta Muqdisho ku yeesheen ayey ku ansixiyeen oggolaanshaha heshiiska ay Norway ku caawineyso deyn-cafinta Soomaaliya. Dowladda Norway ayaa bixineysa lacag gaareysa $400 Milyan oo ah qaanta Bangiga Adduunku ku leeyahay Soomaaliya. Sidoo kale Dowladaha Ingiriiska iyo Talyaaniga ayaa bixinaya ammaahda ay Soomaaliya ku leeyihiin Hay’adda Lacagta Adduunka … Continue reading Xukuumada Oo Ogolaatay Heshiiska Kaalmada Deyn-cafinta Norway (Daawo Sawirada)